Kiisaskii ugu badnaa cudurka COVID-19 oo maanta Soomaaliya laga diiwaan-geliyey

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 81 xaaladood oo COVID-19 ah, taas oo ka dhigeysa tiradii ugu badneyd ee maalin qura dalka laga helo. 5 ruux ayaa ka boqsootay, mana jiro bukaan u geeriyooday. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale … Continue reading Kiisaskii ugu badnaa cudurka COVID-19 oo maanta Soomaaliya laga diiwaan-geliyey